Thursday, November 10, 2016

bashiir














                                                         bashiir

Tuesday, November 8, 2016

Hambalyo hambalyo hambalyo mr save ama mr badbaadiye..

Devid de gea aya manta u dabal dagay sanad guradisa 26 aad
De gea aya u ciyaray nadigisa 143 kulan halka shabaqisa ilaalsaday 53

Jabril xasan aya wacad kumaray.....

Wariyahanka xulka qaranka somalia iyo heegan jabril xasan fariid aya wacad kumaray in oo golal badan dhalindoono xili ciyaredka soo aadan.
Wariyahankan aya lagu xantaa in oo golal badan dhalin labadi xilli ciyaared ee laso dhaafay

Aadan gabyow oo si rasmi ah uga tagay naadiga ......

Daafaca nadiga jeenyo Aadan gabyow ayaa bartisa facebook ku sheegay in oo ka tagay nadiga jeenyo.
Daafaca herka caalami aya kuso biiray sanadii 2016
Aadan gabyow aya kula guleystay afartisano oo jogay jeenyo labo mar janaral da'ud halmar super cum iyo labo mar oo kula guuleystay kobab yar yar

10 kii ciyaariyahan ee ugu magaca weynaa ee si cad u diidey in ay u dheelaan bar.....

Barcelona wa mid kamid ah kooxaha dheela kubada cagta gaar ahaan kuwa loogu jecelyahay hadana ka mid ah naadiyada ugu guulaha mana dhacdo inta ay u diido ciyaariyahan ee so dalbato.

Kooxda barcelona waxa u dheela xidigaha caalamka oo dhan ugu fiican intooda badan ciyaariyahan walba waxa uu ku hamiyaa in uu maalin un u dheelo kooxdaas balse ma ogtahay in ay jiraan ciyaartoy caan ah oo sicad u diidey in ay xertaan finaanada kooxdaas.

Hadaba aan idin barno 10 ka ciyaariyahan ee ugu magac weyn xidigaha diidey in ee barcelona u dheelaan ?

10:harry kewell

9:Ayoze perez

8:koke

7:david luiz

6:Rio ferdinand

5:Ales. Del piero

4:thiago silva

3:G.buffon

2:Ronaaldo

1:Alfredo di stefano

Xidigii Hore ee man. United Robin van persie oo laga cabsi qabo in uu waayo mid kamid ah indhihiisa & sawiro

Wereryahankii hore ee manchester united Robin van persie oo hadda ka dheela horyaalka dalka turkiga ayaa loola cararay isbitaal ka dib markii uu dhaawac culus kasoo gaaray mid kamid ah indhihiisa.
Van gol aya loogu cabsi in uu waayo mid ka mid ah labadiisa in dhood ka dib markii dhawac culus soo garay

Monday, November 7, 2016

Kooxda heegan aya he shiis hordhac ah lagartay garabka dulo jenyo.....

Garabka duulo ee nadiga jeenyo meyma ayaa la filayaa in oo lacago rikoor ah ugu wareego naadiga heegan .

Boqolaal dadweyna aya la filayaa in ay firsadaan ciyarta udhaxeysa....

Boqolaal dadweyna ayaa la filayaa inee uso daawasho tagaan ciyarta u dhaxeysa banadir vs ll pp jenyo malinimada jimcaha ah OO ka dhici donta garoonka goolis stadium

Xamza aya la filayaa in oo dib ugu soo labto nadiga

Xamza aya la filayaa in oo dib ugu so labto dalka kadib marki o ubaxay shaqo shaqsi o dibada ah.
Tagerayaasha jenyo ayaa arintaas farxad galineysaa